| Тып файла | APK |
|---|---|
| Версія | 6.0 |
| Выдавец | Abdikani Waano |
| Дата выпуску | 5 сту 2020 г. |
| Дата дададзена | 5 сту 2020 г. |
| Патрабаванні да ОС | Android |
| Патрабаванні | Requires Android 4.0 and up |
| Усяго загрузак | 6 |
| Кошт | Free |
Апісанне
Aqoon Guud waa App ka kooban 6 qeybood muhiim ah oo kala ah:-
-99ka magaca ee Алах: -
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, magacyada Alle iyo fasiraadiisa, oo aad wax badan ka kororsan doontid Insha'alah.
-Siiradii Nabiga Nnkh:-
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa Siiradii Rasuulka scw laga soo bilaabo markuu ku soo biiray dunida ilaa uu ka geeriyoodo oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.
-Xikmadooyin:-
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, murtida iyo hadal wanaaga adigoo kaa dhigi doono hadalkaaga mid ku qotomo murti iyo waayo aragnimo ku salaysan oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.
-Weydiimo iyo Warcelin:-
Qeybtaan waa qeyb kale oo ku baran doonto weydimo iyo warcelino kala duwan sida:-
1: Суаалуін Дыіні.
2:Taariikhda Soomaaliya iyo wadamada kale ee caalamka.
3: Hal-xiraale.
oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.
-Сулашо:-
Qaybtaan waa qeyb kale oo aad ku xulanayso Xikmadooyinka aad ka heshay:-
-Хасусін Маалінле Ах:-
Qaytaan Waxaad ka heli doontaan, oraah kiciso dareenkaada, maankaana ka shaqeysiiso, ku galiso himilo, kuu sahasho wadada guusha.